Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiinka ka tirsan Hay’adda Amoud Foundation oo hogaaminayo xiriiriyaha hey’ada ee geeska afrika pro axmad cabdi ismanciil ayaa kormeeray isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo ay kasocoto qaliino caafimaad oo bilaash ah.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.