Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhibaatooyinka kala duwan ee ka dhasha isbadalka cimilada waxaa ay saamayn ku yeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan gaar ahaan dadka nugul oo ay ka mid yihiin kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.