Isbadalka cimilada oo samaayn wayn ku yeeshay Beeralayda Jubbaland

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Maxamad Mursal Xirsi, ayaa tilmaamay in isbeddelka cimiladu uu si weyn u saameeyay dhinacyada nolasha bulshada, beeraha, iyo deegaanka, kuwaas oo ah ilaha nolosha bulshada Soomaaliyeed.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here