Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhibaatooyinka kala duwan ka dhasha isbadalka cimilada sida abaaraha iyo fatahaadaha waxaa ay si aad ah u saameeyaan bulshada qeybahooda nugul sida Haweenka iyo caruurta oo ah kuwo si gaar ah ugu nugul dhibaatooyinkaasi.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.