Is badal laga dareemayo Suuqa Calacleey ee magaalada Kismaayo

0
178

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuq-waynha xaafadda Calanley ee Magaalada Kismaayo  oo markii hore ahaa suuq lagu iibiyo Kalluunka ayaa bilowgii sanadkaan 2021 waxaa lagu sameeyay dib u dhis ballaaran,waxaana laga dhigay suuq casri ah oo ka kooban shan qaybood oo ay dadku ku ganacsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here