Is badal ku yimid Suuqa Kismaayo kadib markii Gaari gacanlayaasha laga raray

0
279

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayey ahayd markii maamulka dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa Suuq yaraha maagaalada ka rareen waratada Gaari gacanlayaasha,kuwaas oo loo raray Suuqa weyn ee Kalluunka,halkaas oo laga siiyay goobo nidaamsan oo ay ku ganacsadaan.

qaar ka mid ah dadka ku ganacsada Suuqa ayaa ka warbixiyay is badalka ku yimid waddooyin Suuqyada,ka dib raritaanka dadka loo yaqaano waratada ee gaari gacanada ku shaqaysta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here