Inkaban 100 qof oo ku jira Isbitaalka Dhimirka ee magaalada Baydhabo oo la-ciidsiiyey

0
59
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeq dhar ciid ah ayaa waxaa laga gaarsiiyay dadka la xanuunsan dhimirka oo ku jir isbitaalka Magaalada Baydhabo.
In ka badan 100 qof ayaa la gaarsiiyay dharka ciida iyadoona uu soo gaarsiiyay ganacsade kunool magaalada Baydhabo oo si sixil qaan ah u gaarsiiyay bulshada la xanuunsan dhirka ee ku jira isbitaalka Magalda Baydhabo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here