Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Infakashanka ku dhaca wadanaha waa mid ka mid ah cudurada ugu halisata badan ee ku dhaca wadana waxuuna qatar galiyaa nolasha qofka .
Dr Cabdicasiis Axmed Ibraahin oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Baladweyne islamarkaana u waramay Warbaahinta ayaa bulshada Magaalada ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan infakshka ku dhaca wadna.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.