Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wadaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dad-waynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saleebaan Maxamad Maxamuud ayaa Tababar u soo xiray 30 Wariayaal ah oo Ka Howl-gala warbaahinada kala duwan ee magalada kismaayo.
Tababarkaan oo socday muddo Sadex maalina ayaa waxa soo qaban-qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Jubbalan ee JAJ,waxaana lagu baranayay xirfadaha muhiimka u ah aas,aaska Saxaafadda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.