Imtixaanka Shahaadiga Fasalka Sideedaad oo maanta Kismaayo looga fariistay

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee deegaanada Jubbaland.
Madaxweynaha Jubbaland waxaa ku weheliyay munaasabadda daah-furka Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo xubno kale oo bahda Waxbarashada kamid ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here