Imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad oo maanta gaba-gaboobay

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardayda fasalka 12aad ee dugsiyada sare ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gabagabeeyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay u fadhiyeen muddo lix maalmood ah.

Imtixaankan oo ahaa mid heer qaran ah ayaa waxaa ardaydu ay si hufan ugu qayb galeen imtixaanka  iyagoo ay mujiyeen  dadaal joogto ah  maalmaha imtixaanka uu socoday .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here