Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee Dugsiyada sare ee dalka oo Kismaayo ka furmay

0
171

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland Mudane Cabdi Naasir Seeraar Maax oo ay Weheliyaan Wasiir Dowlaha Wasaarada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa si wadajir ah u daahfuray  Emtixaaanka Shahaadiga ee Fasalka 12 aad ee Dugsiga Sare.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here