Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan Hiiraan ayaaa waxaa ku nool Dhallinyaro badan kuwaasi oo noloshooda ka maareeya iibinta Taleefanada Celiska ah ee loo yaqaano Carwo istaag.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.