Howlgal lagu Burburinayo Guryaha Wadooyinka soo galay oo ka socda Garoowe

0
45
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose Degmada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa wali wada burburinta dhulka sharci darada ah ee soo galay wadooyinka dadweynuhu isticmaalaan gaar ahaan kuwa dhax mara Xaafadaha kuwaas oo ka jirtey Ciriiri ayna adkeyd in Baabuurtu si fudud ku marto.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here