Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Dhirta iyo Daaqa iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey degmada gunburaha ee gobolka howd si ay dadka ugu wacyigaliyaan dadka deegaanka ka wado Xaalufinta dhirta
Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Dhirta iyo Daaqa Somaliland iyo Mas’uuliyiintii kale ayaa waxaa ay ka ka hadleen in la ilaaliyo dhirta deegaanka iyagoona ugu baqay Bulshada in aysan xiran karin goobaha biya fadhiisiga ee deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.