Mid ka mida Hoteelada Kismaayo oo bulshada u soo kordhiyay adeegyo cusub

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hoteelka Agan oo kamid ah Hotelada ku yaalo magaalada Kismaayo ahna hotel u adeego bulshada kunool Kismaayo ayaa wuxuu soo kordhiyay adeegyo cusub iyo goobo cusub oo si casri ah loo diyaariyay kuwaas oo loogu talagalgay iney waqti nasiino ah ku qaataan Qoyska, Dumarka iyo dadka kale ee uu dhaxeeyo xiriirka gaarka ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here