Hoteelada Casriga ah oo ku soo badanaya magaalada Baydhabo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Dhismaha Cusub ee Hotel Ruun-Jinaad ee magaalada Baydhabo kaas oo qaab casri ah loo dhisay.

Munaasabada xarig jarka ayaana waxaa Madaxweynaha ku wehliyay Wasiirka Ganacsiga, Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo iyo Xildhibaan Bishaaro Cali Nuur oo ah Milkiilaha Hotel Ruun-Jinaad Xarig jarka kadib madaxweynaha ayaa soo kormeeray qeybaha kala duwan ee hotelka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here