Horyaalka heerka 1-aad ee Jubaland oo si habsami leh uga socda Garoonka Waamo

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa wali sihabsami leh uga socda Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubada hoose warega labaade Horyaalka Heerka 1aad ee Jubbaland kaas oo ay ku lolamayaan 6 koxood oo midkasta halgan ugu jirta hanashada horyalka.

Kulanki ugu danbeyay waxaa isku wajahay kooxaha jbc iyo jcc kuwaas oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulanka oo ay u soo daawasha tageen tageerayaal badan ayaa waxa ay ciyawrta ku soo dhamawtay 6-4 oo guusha ay ku raacday Jbc.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here