Kismaayo(Waamo Radio)Magalada Dhooblay Oo Kutaal Xadka Ay Somaliya Lawadaagto Kenya waa Magaalo Xudun Ganacsi U ah Deganada hoos taga magaalada dhoobleey Bilihii ugu Danbeyay waxaa Ay Ku talaansanayeen Hormar Dhanka Ganacsiga.
Magaalada waxaa Sixowli Ah uga Socda Ganacsiga waxaana laga dareemayaa Magalada Isbada Kuyimid Xiliyada Habeenkii Ah gaar ahaan dhanka iyo isku socodka dadka Qaar kamid ah Ganacsatada ayaa Radio waamo usheegay in uu Gaaro Waqti Danbe Oo Habenkiiya furaanta goobahooda ganacsigu.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:- Iidle Aadan Mohamed.