Horumar dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo Suuqyada Xaafadda Horseed Jowhar

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii ay dagaal beleedyo kala duwan ka dhaceen dhanka bari ee Magaalada Jowhar waxaa hoos u dhacay isku socodka ganacsiga suuqa xaafadda Horseed balse hadda Waxaa dib u kabasho laga dareemaya ganacsiga suuqa xaafadaas waxana jira dhaqdhaq dhanka maciishadda ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here