Horumar dhanka Ganacsiga iyo dhaqaalaha oo Laga dareemayo Degmada Bardaale

0
74

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ganacsiga degmada Bardaale ayaa wax weyn iska bedeley kadib markii wadooyinka degmadaasi dhismo lagu sameeyey taas oo sababtay in ganacsiga isbedelo.

Ganacsatada yar yar ayaa aad u soo dhaweeyey dhismaha iyo dayactirka lagu sameeyey wadooyinka degmada waxaana ay sheegeen in isbedelka uu sabab u yahay dhismaha wadooyinka iyo hormarka ka socda bardaale sanadkaan dambe.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here