Hormar dhanka Amniga ah oo Laga dareemayo Degmada Af-gooye

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Afgooye ee Gobalka Sh.Hoose oo ah degmo qadiima ah oo jirta kumanaan sano ayaa waxay sameyneysaa mudooyinkan dambe horumaro kala duwan gaar ahaan isbedel weyn oo laga dareemayo Amniga, waxaana si fiican u socda dhaqdhaqaaqyada Ganacsiga iyo Tacbashada beer ah oo dadka deegaanka ay ku tiirsan yihiin.

Mahdi Axmad Xasan Gudoomiye ku xigeenka Amniga Degmada ayaa kawarbixiyay xalada guu ee dagmada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here