Hordhac: Inter Milan vs Sevilla – Finalka Eurpa League.

0
281

Germany-(Idaacadda Waamo) Kooxda Inter Milan ayaa Raadinaysa inay Ku Guuleysato Koobkeedii ugu Horreeyey ee Yurub ah Markii ugu Horreysay Muddo Toban Sanadood ah, Marka ay Caawa Finalka Europa League Ku Wajahaan Kooxda Reer Spain ee Sevilla oo Tartankan aad u Taqaano Waayadii Dambana Saaxiib La ahayd .

Kooxda Inter Milan Waxay Semi-finalkii Kusoo Dhaafeen Kooxda Shakhtar Donetsk, Halka Kooxda Sevilla ay Guul Soo Laabasho Leh Kasoo Gaareen Kooxda Manchester United oo ay 2-1 Kaga Soo Badiyeen Semi-finalkii, Sidaas ayeyna Labada Kooxood Kusoo Gaareen Finalka Tartanka European League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here