HORDHAC: Fulham vs Arsenal

0
91

Arsenal ayaa dooneysa inay maanta soo ceshato hogaankeeda shanta dhibcood marka ay booqdaan kooxda ka dhisan galbeedka London ee Fulham .

Gunners ayaa imtixaan adag mari doonta maanta, madaama ay guul soo laabasho ah ka gaareen Bournemouth todobaadkii hore halka barbarihii Europa League uu ku noqon karo mid hakadgeliya guulahooda iyadoo sidoo kale ay dhaawacyo ka qabaan afka hore ee weerarka.

Gunners ayaase u baahan guul si ay u sii nooleeyaan rajadooda inay hantaan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

XOGTA KULANKA:

Kulanka: Fulham vs Arsenal

Garoonka: Craven Cottage

Waqtiga: 5pm Saacada Geeska Afrika

Garsoore: David Coote

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here