Hordhac: Barcelona vs. Bayern Munich – Wararkii U Dambeeyey Ee Labada Kooxood 

0
301

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-  Barcelona iyo Bayern Munich ayaa Cududdooda iyo Awooddooda Ciyaareed Mar Kale isku Diyaarsaday, Waxayna Caawa isku Arkayaab Wareegga Siddeed Dhamaadka ee Tartanka yurub ee Champions League, iyagoo albaabada la iskugu xirayo Garoon Cidlo ah oo Ku yaalla Magaalada Lisbon ee Waddanka Portugal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here