Hooyoyinka Dhoobley oo loogu baaqay in Gabdhaha ay baraan howsha Guriga

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenayda ayaa la isku raacsan yahay inay tahay qofka ay ka saarantahay masuuliyadu howsha guriga gudihiisa Iyo hagaajinta howlaha guriga.

Waana wax marki si loo’eego gabdhuhu ka dhaxlaan Hooyooyinkood marka ay yar yar yihiin la baro qabashada howlaha guriga Ilaa gabadhu ay la wareegto masuuliyada reerka oo idil Taana waxaa ay wax badan ka caawisaa gabadha marka laguursado oo loo galbiyo aqalkii ay lahayd.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here