Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulahi ayaa haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa hooyooyinka ah ugu baaqday in caruurta inta ay ka gaarayaan labdo sano Naas nuujin fiican ay u sameeyaan si ay u noqdaan kuwo caafimaad ahaan iyo jir ahaanba u dhisan.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

