Hooyooyinka Kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqay inay Caruurtooda Naas-nuujiyaan

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caanaha hooyada waxaa kujira dhamaan nafaqada uu u baahan yahay dhalaanka, Naasnuujinta ilaha waxaa ay ka helaan borotiinka, vitamiinada, iyo dufinta ay u baahan yihiin dhalaanka si ay u koraan.

Nafaqada caanaha ayaa ah mid ufudud in uu dhalaanka si fudud uga faa’ideyso iyadoo ay culeys ku keeneynin habka dheefshiidka dhalaanka oo ah mid aan wali u baran inuu nafaqada kala soo baxo cunada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here