Hooyooyinka Kunool magaalada Baydhabo oo Loogu baaqay in si wanaagsan u koriyaan Carruurtooda

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barbaarintu waa xirfad ay waalidiintu is dheer yihiin,Caruur badan ayaa maanta ku sugan xaalad aad looga naxo, Akhlaaq ahaan, diin ahaan, waxbarasho iyo bulsho ahaanba

Dalkeena Soomaaliya Somali waxuu ka mid ah hoyinka inta badan koriya caruurta iyagoo siiya daraleey iyo barbaarin wanaagsan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here