Hooyooyinka deegaanada Jubbaland oo loogu baaqay in ay wanaagsan Caruurta Nuujiyaan

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Naas Nuujinta waa mid faa’iido uleh caruurta yar yar, waxayna dhaqaatiirta si maalinle ah hooyooyinka ugu baaqaan iney caruurta udhameystiran Naas-nuujinta.

Iskuduwaha Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ee gobolka Jubada hoose Cabdirisaaq Siciid Cabdiraxmaan oo ka qeyb galay Munaasabad lagu Xusayay Todobaadka Naas-nuujinta ayaa ka hadlay faa’iidada caruurta u leedahay naas nuujinta isagona kula dardaarmay hooyoyinka deegaanada Jubbaland iney kor u qaadaan naas nuujinta ubadka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here