Hooyooyin Ku Nool Xeriyaha Barakacayaasha Burco oo dalbaday in Caruurtooda loo dhiso Madarsada

0
47

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Madarasadan Ali Xuseen oo ka sameysan jiingad islamarkaana ku dhax taala  kaamka barakacaaysha Magaalada Burco, waxaana dhigta Arday tiro badan.

Dhismaha madarasada ayaa ah mid ay Ardeydu ay dhibaato ay ku qabaan madaam ay  ka sameesan tahay jiinkada aan celin karin dhibada roobka iyo  Xiliyada Kuleelka oo sameen weyn ay kala kulamaan ardeyda wax ka barta madarasada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here