Hooyooyiinka Degmada Dhoobley oo kaalin weyn ka qaadanaya soo saarista Jiil wanaagsan

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barbaarinta iyo korinta ubadka ayaa udub dhexaad u ah jiritaanka jiil walba waxaana lagama maarmaan ah in la rabeeyo ubadka taas uu muhiimad wayn ugu fadhida jiritaankeena.

Qaar kamid ah Hooyooyinka ku nool Dhoobley ayaa ka warbixiyay kaalinta ay ka qaataan soo saarista jiil wanaagsan iyagoo hooyooyinka kale ugu baaqay inay xooga saaraan barbaarintooda ubadkooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here