Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hooyo Ruquyo Cabdi Fiidow oo ku nool kaamka cadaleey ee maagalada Baladweyne ayaa lasoo darastay xaalad nolol xumo maadama ay heyso 8 curuur ah uu dhalay wiilkeeda kaas oo aan hadda la joogin ubadkiisa.
Hooyo Ruquyo ayaa araga naafa ka ah waxaana caruurteda ay u baahan yihiin daryeel caafimaad iyo mid wax barasho mana awoodo sida ey sheegtay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.