Hoos uu dhac ku yimid qiimaha la iibiyo digaaga suuqyada magaalada Baydhabo

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo oo maamuul  Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in hoos u dhac kuyimid qiimahha la iibiyo Digaaga hilibkiisa iyo ukuntiisa ay isticmaalaan bulshada Magaalada Baydhabo.

Qiimihii hore la kala iibsan jidhay ay dad uu riyaaqay lkn hada sidii hore wax badan buu iska bedalay waxa ku yimaaday hoos uu dhac ballaaran.

Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here