Hoos u dhac ku yimid wax soosaarkii Beeraha Deegaanada Jubbaland

0
268

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wax soo saarka Beeraha waa tiir u muhiim ah dalka iyo dadka, waxaana sanadihii danbe naafeeyay wax soo saarka Beeraleyda Soomaliyeed dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin Ayax,Abaaro iyo  fatahaado is xig-xigay.

Wasiir ku xigeeka wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland mahad muxiyaddiin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo aya  sheegay in uu hoos u dhac uu ku yimid dalagyadii Beeraha meelo ka mid ah Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here