Hoos u dhac ku yimid wax soo saarka Beeraha Deegaanada Jubbaland

0
277

Kismaayo(Idaacada Waamo)-Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubaland waxaa ku yaallo Beero aad u fara badan,waxaana aad loogu yaqaanaa wax soo saarka Beeraha iyadoo waayadii dambe si weyn loo dareemay hoos u dhac ku yimid wax soo saarka beeraha deegaanada Jubbaland.

Dadka Beeraleyda ee ku nool deegaanada Jubbaland waxay si weyn uga faa`iideystaan wabiga Jubba oo maro tuulooyin dhowr ah oo ay ku yaallaan Beero wax soo saarkooda loo iib keeno magaalada Kismaayo iyo meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here