Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool ee deegaanka Biyo-Cade oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid qiimaha lagu kala iibsanayo Xoolaha nool gaar ahaan lo’da.
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha la iibiyo lo’da ayaa waxaa sababay abaaraha kajira dalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.