Hoos u dhac ku yimid qiimaha lagu iibsado dharka Hudheeyda loo yaqaano

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli lagu guda jiro 10-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalmo qura ay ka harsan tahay munaasabadda Ciidul Fidriga waxaa hoos u dhac weyn laga dareemayaa qiimaha la iibiyo dharka loo yaqaano Hudheyda.
Dadka iibiyo dharka Hudheyda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu hoos u dhacay ganacsigoodii isla markaasina ay dadku wax ka iibsanayaan suuqa lagu iibiyo dharka aan Hudheyda eheyn ee loo yaqaano bacadlayaasha.
Akwe Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here