Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo shidaalka suuqayada magaalada Baladweyne tasoo ay sababtay bada oo furantay.
Halka liitir ee shidaalka ayaa markii hore la iibin jiray 1.5 dolar halka hada la iibiyo 0.8sinti ilaa 0.9 sinti dolar taasoo ay faaido badan ku qabaan gadiidleyda magaalada Baladweyne.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.