Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo saliidda macsarada ee suuqyada Baladweyne

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo saliid macsarada suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay in magaalada soo gashay sisin badan oo ka soo go day beeraha ku yaalo shabellaha dhexe.
Caaga 20 liitir ayaa maraya qiimo dhan halka 53 ilaa 54   dolar halka markii hore la iibin jiray 60  dolar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here