Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hoos u dhac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga Suuqyada Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya. Hoos u dhacaan ku yimid Digaaga ee suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa sabab u ah in isticmaalka bulshada oo aad u badatay iyaga oo u iscmaala siyaabooyiin kala duwan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.