Hoos u dhac ku yimid qiimaha Khudaarta Suuqyada Jowhar

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qiimaha Khudaarta Suuqyada kala duwan ee magaalada Jowhar ayaa waxaa laga daremayaa hoos u dhac ballaaran taasi oo ay ku sheegeen Ganacsatada in ay sababtay qudaar badan oo ka soo go’day beeraha ku yaalo deegaanada Hirshabeelle madaaama dhamaan beeraleydu  Xilligaan dhul beedeedka ay ku wada tacbadeen Khudaarta si weyna ay uga soo go’day.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here