Hoos u dhac Ku yimid qiimaha Daawooyinka Beeraha Suuqyada Baladweyne

0
71

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqayada lagu iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.

Daawooyiinka hoos u dhaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cows dilaha, iyo kobcisada waxaa sababay iibsigoodii oo yaraaday maadaama Beeraleeyda iibsan jirtay aysan tacbin beeraha saddexdii bilood uu dambaysay taasi oo keentay dib u dhaca ku yimid.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here