Caqabado Dhaqaale oo ka dhashay Maalgashiga Lacagaha Intarnetka Baladweyne

0
11

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shantii sano ee ugu dambeysay waxaa soo badanayay barnaamijyada la maalgasho ee internet-ka kuwaasoo marar badan lagu dhacay malaayin dollar oo ay maalgasheen inta badan ganacsatada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolka Hiiraan ayaa ilaa hadda ku baraarujin dhibaatooyinka laga dhaxlo maalgashiga barnaamijyada internet-ka iyagoo markasta ku biiray barnaamijkii soo baxa islamarkana galiya lacago badan, kuwaasoo marka dambe la laga tago.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here