Hoos u dhac dhanka sicirka oo laga dareemaya Suuqyada Kismaayo

0
306

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hoos u dhac dhanka dhaqaalaha ah ayaa laga dareemayaa suuqyada  magaalada kismaayo,Qaar ka mid ah ganacsatada suuqyada ayaa ka waramaya xaalada soo food saartay taa soo ah dhaq dhaqaaqa ganacsi oo yar.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here