Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madalada Aqriska iyo Qoraalka ee Kismaayo ayaa waxa ay qaateen door aad muhiim u ah oo aad ay ugu baahnaayeen bulshada, qaar kamid ah hogaanka Madalada Aqriska iyo Qoraalka ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay doorka ay qaateen cida ka caawisay iyo cidi ku dhiiri gilisay arintaasi.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.