Hodan Khaliif oo noqotay Gabadhii ugu horreegsay oo Taksi ku kaxeeyo gudaha Kismaayo

0
302

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo  ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waayadii waxaa ku soo badanayay   Dhalinyarada ku shaqeeysataTagaasida,taas oo dhalinyaro badan oo shaqo la,aan sheegan jirey ay u noqotay shaqo fudud oo ay mahdiyeeen.

Hodan Khaliif Nuur  waa Gabadh ku nool magaalada kismaayo,waana Gabadha kaliya ee ka mid ah Dhalinyarada ku shaqeeysata Xirfadda Wadista Tagaasida, waxay sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay shaqada Tagsiga oo ay dooneyso in ay sii waddo shaqadaan muddo dheer.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here