Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si loo horumariyo Haweenka la imaanaya hal- abuurka ganacsi ee ku nool magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle ayaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle Maxamed Yusuf Colow waxaa uu sheegay in ay maalgalin balaaran usameeyn doonaan haweenka leh ganacsiyada yaryar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.