Hirshabeelle oo wada dadaalo looga hortagayo Fatahaadaha wabiga

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa bilaabay dadaallo ballaaran oo looga hortagayo fatahaadaha Wabiga Shabeelle, kuwaas oo sanadihii dambe si joogto ah u saameeyay magaalooyin iyo tuulooyin badan, gaar ahaan Jowhar iyo Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here