Hirshabeelle oo Loogu baaqay in wax ka qabato goobaha uu ka jilicsanyahay Wabiga

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobolada dalka Soomaaliya waxaa ka curtay roobka gu’ga, iyadoo ay jiraa walaac laga qabobo in haddi uu yimaado biyaha wabiga shabeelle iyo roobka gu’ga ay saameyn ku yeelan karaan bulshada Soomaaliyeed.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here